Wafdi hor leh oo maalmahaan ka fegibdoona Kismaayo kadib imaatinkii Shariif Xasan

Maanta waxaa Kismaayo kasoo degtay Shariif Xasan Sheikh Aaden iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed iyagoon soo marin Muqdisho.

Diyaarad khaasa oo aan wax Amarka ka qaadan Muqdisho ayay Nairobi kasoo qaateen Masuuliyiintaan.

Maalmaha soo socda ayaa Wafdi kale oo balaaran ay kasoo degi doonaan Kismaayo, kuwasoo ka qayb galaya Caleemasaarka saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Tani waxay muujinaysaa in la tusay Awooda Dowlada Federaalka oo Diyaaradaha Rayidka ah ku khasabtay in ay soomaraan Muqdisho dahay u socdaan Kismaayo.

Sida ay horay bishii hore ay Warbaahinta Puntlandi u shaacisay Jubbaland waxay dhowaan yeelan doonta Doyaarad u khaasa.

Puntlandi.com
Kismaayo

<