Breaking News— Madaxweyne Deni oo Kismaayo ku wajahan

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo hogaaminaya Wafdi aad u balaaran ayaa waxay ku wajahan yihiin Kismaayo.

Garowe iyo Kismaayo waxaa ka socda qaban qaabada sagootinta iyo soo dhaweynta Wafdiga Puntland.

Warar rasmi ah oo Puntlandi.com hayaan ayaa sheegaya in ay Wafdiga Puntland ay ka koobnaan doonaan labada Gole iyo Isimada Puntland qaarkood, waxaana hogaamin doona Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Magaalada Kismaayo waxaa hada ka docdacqaban qaabada Soo dhaweynta wafuudi kusoo wajahan Magaalada Maalmahaan soo socda.

Puntlandi.co
Garowe

<