YAAB : – Xubnihii Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Twitterka ugu Guulwadeynaaya Farmaajo iyo Kheyre, Madaxweynashii hore ee dalkana ku aflagadeynaaya !!!

Sahra Jamac Salaax waa xubin ka mid Gudiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Puntland lakiin nasiib daro waxay ku mashquulsan tahay in ay Twitterka ugu Guulwadeyso Kooxda Villa Somaaliya, isla markaana ay qeyb ka noqtay Ololaha lagu aflagaadeynaayo Madaxweynayaashii hore ee Dalka soo maray, ee Kooxda Villa Muqdisho ay ka wadaan Baraha Bulashadu ku kulanto ( Socail Media )

Fadlan Sahra shaqadii Madaxada iyo Shacbiga Puntland kuu igmadeen waa mid dhex-dhaxaadnimo ay udub dhaxaad u tahay, oo aan inaba gacan-saar iyo kooxeysi siyaasadeed aan lug ku laheyn.

Fadlan Walaal waad soo khaldantee # XILKA SHACBIGA PUNTLAND U DHIG OO VILLA MUQDISHO AAD #

Halkan ka daawo dhaqanka Guulwadeyntu halka uu gaaray

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<