
Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo u khudbaynayay Bulshada Gobolka Bari ayaa wuxuu jeediyey khudbad aad u qiimo badan oo uu waxyaabo badan uu kusoo qaatay.
Khudbadaan waxay noqotay khudbadii ugu qiimaha badnayd ee masuul Reer Puntland ah uu jeediyo
Hoos ka daawo