Booliska Kenya oo raadinaya Nin Soomaali ah

Bileyska Kenya waxay ku war galinayaan Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi oo Kenya Soo galay 24 bishaan Septembar inuu Booliska ugu dhow la xiriiro.

Lama shaacin meesha uu ka yimid iyo sababta loo raadinayo,

Wararka aan helayno waxay sheegayaan in Bileyska Kenya ay baadibgoobayaan ninkaan soomaaliga ah, iyagoo shaaciyey sawirkiisa uguna baaqay inuu Bileyska lasoo xiriiro.

<