Madaxweyne Xigeenka Puntland oo u ambabaxay Dalka Turkiga

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay Dalka Turkiga si ay uga qayb galaan Shirka Turkiga iyo Wadamada Afrika.

Waxaa safarka kuvweheliya Xubno ka tirsan labada Gole, waana safarkii ugu horeeyey ee Mudane Karaash uu u aadovDalja Dibadiisa tan iyo markii Xilkaan loo dhaariyey.

<