Mukhtaar Maxamed Nuur oo loo magacaabay Taliyaha Sirdoonka Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wuxuu Taliyaha Sirdoonka Puntland u magacaabay Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Waxbarashada Mukhtaar Maxamed Nuur.

Taliyaha cusub ayaa waxaa horyaala Shaqooyin badan oo ay ugu horayso boor ka kadib Ha’yada Sirdoonka Puntland oo waayadaan dambe aannwax shaqo ah qaban amaba aan u shaqayn sidii ay horay ugu shaqayn jirtay.

Puntlandi.com
Garowe

<