Madaxweynihii Hore Sheikh Shariif oo dignin u diray Farmaajo iyo Kheyre

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo saaka Shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa wuxuu ka hadlay Safarkiisii Shalay uu damacsanaa inuu ku tago Kismaayo ee DF ay ka hor istaagtay.

Madaxweyne Shariif wuxuu tilmaamey in Sharcigii la jabiyeye, Wuxuu yiri , Farmaajo Markii Xilka lagu wareejinayayvHotel buu deganaa , iyadoo sharciga la raacayo ayaa Xilka lagusoo wareejiyey ,Madaxweynihii ka horeeyey sidii kale, Farmaajo iyo Kheyre midna ma oga wixii lagasoo maray Dowladnimadaan, Garoonka aan anigu Xaarxaaray, Sharciga u ogaalaadey inuu ka duulo ayaa anigana ii ogolaanaya”.

Nadaxweyne Shariif wuxuu sheegay inaysan Cidna ka yeelayn in Dalka khalkhal la galiyo, isagoo rascshey in Ay Beesha Caalamka ku wargaliyeen.

Dhowaan naga filo Video-ga

Puntlandi.com
Muqdisho

<