Madaxweyne Shariif oo raali galiyey Reer Koonfur Galbeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa Shirkiisii Jaraa’id ee Shalay wuxuu isagoo ka hadlayay Koonfur Galbeed uu yiri “Gobolada Bay iyo Bakool”,Dad ayaana si kale u fasairay sababta uu Madaxweynuhu uga Tagay Gobolka Sadexaad oo ah Shabeelaha Hoose.

Madaxweyne Shariif ayaa raali galin ka bixiyey wuxuuna yiri sidaan hoose.

<