Breaking News— Madaxweynihii hore ee Xasan Sheikh oo isna maanta U duulilahaa Kismaayo oo baaqday

Madaxweynihii hore ee Dalka Xasan Sheikh Axamuud ayaa isna maanta ay u qorshaysnayd inuu Kismaayo u duulo isagoo hogaaminaya Wafdi Xisbigiisa ka kooban.

Ilo wareedyo ku dhow Xerada Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey uu baaqday Safarkaans, sababtoo ah Xukuumada Federaalka ayaaxanibtay dhamaan Duulimaadyadii aadayay Kismaayo.

Khilaafka u dhexeeya Madaxda Federaalka iyo Madaxda Jubband ayaa Sababay in Xukuumada Federaalka lagu eedeeyo iney Si cad u bal markay Dastuurka.

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo maanta shir jaraa’id qabtay wuxuu ku baaqay Shir deg dega oo Dalka lagu badbaadiyo,

Puntlandi.com
Muqdisho

<