Xildhibaan Fiqi oo Cambaareeyey in Madaxweyne Sheikh Shariif lagu xanibay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xildhibaan Ahmed Moalin Fiqi

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Cawaaqi xumo ku til maanta in loo diidi Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed inuu ka duulo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo kusoo jeeday Kismaayo .

Xildhibaan Fiqi ayaa arintaan ku tilmaamey calaamadihii Kaligi Talisnomo wuxuuna ku baaqay in Cidii ka dambeysay Amarka noocaan ah ay deg deg uga laabtaan.

Qoraal uu Xildhibaanku soo dhigay Bartiisa Facebook ayaa u Qoraal sidaan hoose

<