Shirka Oktobar ee Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka oo fadeexad ka taagan tahay

Oktobar waxaa lagu balan sanaa kulan dhex Mari lahaa Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka kasoo lagu balan sanaa in Qodobo dhowra la isla meel dhigo Qodobaadasoo horseedi lahaa in Malaayiin Dollar ay Beesha Caalamku soo fasixi lahayd.

Kulanka oo qaban qaabadiisa ay leedahay Xukuumada Federaalku ayaa waxaa ka taagan Ceeb weyn.

Lacagta Doorashada 2029 ayaa kamid ah dhaqaalaha u xayiran kulankaan.

Puntland iyo Jubbaland Way qaadeceen kulanka inay kasoo qayb galaan, Beesha Caalamkuna ma aqbalayaan hadii Puntland iyo Jubbaland ay maqan yihiin, sida hada muuqataa Way ku Adag tahay Xukuumada Federaalka qabashada Shirka Oktobar.

Xalay wuxuu Madaxweyne Farmaajo miis isugu keenay oo Caasho u sameeyey Lafta Gareenka Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha Hirshabeele iyo Gudoomiysha Gobolka Banaadir, waxayna kawada hadleen Shirka Oktobar.

Puntlandi.com
Kismaayo

<