Puntland oo Cambaaraysay xayiraadii lasaaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Qoraal ay soo saartay Puntland ayay si Adag ay u cambaaraysay falkii maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Maxaweynihii hore loogu diiday inuu Kismaayo u duulo.

Hoos ka akhriso

<