Madaxweyne Farmaajo oo markii u horaysay isagoo Madaxweyne ah u duulay Maraykanka

Mdaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminaya ayaa saaka u duulay New York Dalka Maraykanka si uu uga qayb gali Shirwaynaha Qaramada Midoobey ee 74aad.

Waa markii u horaysay ee Madaxweyne Farmaajo uu u duulo Maraykanka tanniyo markii la doortay.

Waxaa lagu waxaa inuu Madaxweynuhu uu Arbacadii Khudbad ka jeediyo Golaha Qaramada Midoobay.

Kulanka sanadkaan ee Qaramada Midoobay waxaa Doorashada lagu saarayaa Cilmilada Aduunka iyo la dagaalanka Gaajada.

Puntlandi.com
Muqdisho

<