
Tan iyo markii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif loo diiday inuu u duulo Kismaayo waxaa Gudihiisa ka socday Kulano deg deg ah.
Kulankii kowaad
Kulanka kowaad wuxuu ahaa mid ay Xubno uu hogaaminayo Wasiirka Amniga amDowlada Federaalka ay ugu tageen Madaxweyne Shariif, Kulankaas wax natiijo ah kamasoo bixin.
Kulankii labaad
Kulankii xigay oo wali socda wuxuu dhex marayaa Madaxweynihii hore aShrikh Shariif, Madaxweynihii ka dambeeyey Xasan Sheikh iyo Odayaal Beelaha Hawiye, waxayna ka arin sanayaan falkii maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Madaxweyne Shariif loogu diiday inuu ka duulo halkaas una duulo Kismaayo.
Wixii kulankaas oo la isla habaynsadey kasoo baxa kala soco Puntlandi.com
Sawiro hordhac ah hoos ka daawo
Puntlandi
Muqdisho