Wasiirku Xigeenkii Xanaanada Xoolaha DF oo isu Casilay In Dowlada Federaalku Fragalin ku heyso Galmudug

Cabdikariin Khaliif Dhalac oo ah Xildhibaan DF isla markaasna ah Wasiirku Xigeenkii Xanaanada Xoolaha ayaa Ida dilay maanta.

Dhalac oo Bartiisa Facebooka isku casilay wuxuu soo qoray Qoraal kooban oo uu yiri “ Waxaan maanta iska casilay Xilkii aan ka hayay Xukuumada Federaalka doomaaliya kadib markaan ku qanci waayay Faragalinta ay Xukuumadu ku heyso Dhismaha Maamul Goboleedka Galmudug.

Dhalac wuxuu sheegay in ay xukuumada Federaalku ay ilaaliso Dastuurka Dalka isla markaasna ay Faragalinta ka deyso Maamul Goboleedyada.

Puntlandi.com
Kismaayo

<