Gudoomiyaha Xaafada Warshiikh oo toogtay Nin kala tirsan Golaha Deegaanka Degmadaas, sabab…


Xasan Xaaji Axmed Darafeey, Gudoomiyaha War-Shiikh, Magaalada Muqdisho

Wararka ay Howlwadeenada Puntlandi.com ay helayaan waxay sheegayaan in Gudoomiyaha Degmada War-Shiikh uu dhawac Hamida oo toogasho Bistoola ah uu u geystay Nin ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Warshiilh.

Labada masuul ayaa la sheegay inay isku heysteen Lacag ay shaqadooda ku soo qaateen.

Ninka dhawacmay oo dhawacmay ayaa dhaawiciisu yahay mid culus, waxaana lagu daweynayaa Isbitaal ku yaal Muqdisho.

Ciidamada Amaanka ayaa su’aalo waydiinaya hada Gudoomiyaha Degmada ee dhawaca geystay.

Makala cada in uu doonayay inuu filo iyo inuu isku dayayay inuu bajiyo, waxaase la cadeeyay in Lacag dhexmartay ay isku dagaaleen.

Puntlandi.com
Muqdisho

<