Daljire Cali Sharif oo Trump uu waraaqaha Safiirnimo uu ka gudoomay

Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka iyo Nawaaxigiisa Daljire Cali Sharif Axmed ayaa Dhalay kulan uu la qaatay Madaxweynaha Maraykanka ayuu ku wareejiyey Waraaqaha Dublamaasiyada.

Madaxweyne Donald Trump ayaa si diiran u qaabilay Safiirka ugana Gudoomay Waraaqaha Aqoonsiga.

Daljire Dhariif ayaa labwareegay Saxaafada Soomaaliya oo in mudo ah bilaa safiir ahayd.

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Cawad ayaa safiir ka ahaa Maraykanka tan iyo intii loo magacaabay Wasiirnimadana, Safaaradu waxay ahayd bilaa safiir.

Puntlandi.com

<