Daawo Video hordhac ah soo dhaweynta Madaxweyne Deni iyo Maalgashadaay Dekada ee Garacad

Wafdi balaaran ayaa wuxuu kusigan yahay Magaalada Garacad, Madaxweyne Deni ayaa hogaaminaya Wafdiga, waxaana kamid ah Maalgashadaay Ajnabi iyo Soomaali ah oo ay ka go’antahay inay ka qaybqaataan Dhismaha Dekada Garacad.
Video-gacan hoose oo hordhac ah waa isu diyaarintii soo dhaweynta Wafdiga.

<