Breaking— Sawiro hordhac ah— Madaxweyne Deni oo Dekada Garac ka khudbaynaya

Madaxweynaha Puntland oo horkacaya Wafdi Ganacsato ah ayaa wuxuu iminka ka khudbaynayaa Dekada Garacad ee dhismeheesu socdo.

Madaxweyne Deni ayaa wuxuu sheegay in Puntland ay yeelanayso Dekad labaad oo qayb oonoqon doonta Dekada Garacad,
Faahfaahinta dhowaan naga filo

<