Breaking —Madaxweyne Deni iyo Maal gashadaal ku sugan Garacad

Dhamaan Maalgashadayaalkii ka qayb galay shirkii Maalgashiga Puntland oo uu hogaaminaya Madaxweyne Deni ayaa waxay gaareen Magaalada Garacad oo uu ka socdo Dhismaha Dekada weyn ee Garacad.

Wafdiga waxaa si diiran usoo dhaweeyey Maamulka Gobolka Mudug oo uga horeeyey Wafdiga Garacad, Shacabka iyo waxgaradka Deegaanka ayaa si diiran usoo dhaweeyey Wafdiga.

Maalqabeeno Shisheeye oo maalmo ka hor ku dhawaaqay inay Malgashanayaan Puntland oo ay isla markaasna ka qaybaadanayaan Dhismayasha Kaabayaasha Dhaqaalaha ayaa kamid ah Wafdiga.

Puntlanmdi.com
Garacad

<