Madaxweyne Dani “ Halmaalin kuma darsan karaan Madaxda Federaalku”

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Xukuumada Federaalka wuxuu ku eedeeyey inaysan ku taagnayn wadadii Doorasho ku dhici lahayd,wuxuu dhigay in habaabiyo Doorashada aan wali la doyaarin.

Puntland waxay sheegtay in Dalka mudada Xilku uu wakhti go”annleeyahay cidna wakhtigaas aysan dhaafi katin.
Madaxweyne Dani wuxuu sheegey in 2 sanoniyo bar aysan jirin wax Janan doorasho ah oo lasoo diyaariyey xiæigaana aysan cidna aqbalayn in lagu fakaro mudo kororsi, halkii laga fakari lahaa sidii horay loogu socon lahaa.

Xukuumada Federaalka Ayaan ilaa hada soo bandhigin qorshaha Doorashada iyadoo si weyn loogu Mirandasan yahay Nooca Doorasho ee Dalka ka dhaxaysa 2020 ka.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Xaliima Harry waxay kubadkaysanaysaa in Doorasho hal Qof iyo hal cod ah ay ka dhagayso Dalka tasoo Dad badan ay u arkaan Gudoomiyaha inay tahay Qof samba la socon Xaalada Dalka ku sugan yaha.

Dhanka kale hadalka Gudoomiyaha Gudiga Doorashada ee ah in Doorasho One man One Vote ah ay dhagayso waxay muujinaysaa in uu Gudiga Doorashadu uusan Xal rasmi ah aysanba hayn.

Puntlandi.com
Garowe

<