Sawiro Shirka Maalgashiga Puntland oo maanta furmay

Garowe waxaa saaka kafurmay Shirka Maalgashiga Puntland oo u jeedkuvyahay in meel la’isugu keeno Ganacsatada iyo maalgaliyayaasha Soomaaliya iyo Caalamka qaarkood.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xariga ka jaray Shirka.

Waxaa kasoo qaybgalay Ganacsato iyo Maalgaliyayaal kakala yimid Soomaaliya iyo Wadamada daneeya Arimaha Soomaaliya.

Kulanka waxaa la qorshaynayaa inay kaoo baxsan Qodobo wax ku ool ah.

Dowlada Puntland ayaa iyana qayb ka ah Shirka waxayna xayeysiin u samaynaysaa in dhiirigalin soo dhaweyn la isku halayn karo ay helaan Maslgaliyayaashu.

Puntlandi.com
Garowe

<