
Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Diiriye Cali Jamac oo Bileydku Ingiriiska ay baadi goob ugu jireen ayaa la London lagu qabtay isagoo Diyaarad u raacaya Dalka Itoobiya,
Ninka ayaa lagu eedeeyey inuu fara xumeeyey Gabar 14 jir ah
Hoos ka daawo Diiriye oo Bileusku ay ku dhex qabteen Diyaarad u duuli lahayd Adis Ababa