War Deg Deg ah—- Axmed Madoobe oo cod badan ku hogaaminaya

Madaxweynaha Xilku ka dhaamdey ee Mar kale u tartamaya Doorashada Jubbaland Axmed Madoobe ayaa cod tirinta hogaaminaya.

Waxayna u muuqataa inuu Axmed Madoobe uu Cod aqlabiyad ah uu hele.

Canab Maxamed Daahir oo kamid ah sadexda Qof ee tartamaya ayaa booska labaad ku jirta

<