Kumanaal Reer Nairobi ah oo wada isugisoo baxay isagoo warar sawirka Axmed Madoobe

Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi waxaa caawa gilgiley isusoo bax lagu taageerayo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta mar kale loo doortay hogaaminta Shacabka Jubbaland.

Dadka isusoo baxay waxay watern Calanka Jubbaland iyo Sawirka Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa maanta waxaa loo doortay inuu noqdo mar kale Madaxweynaha Jubbaland.

Puntlandi.com
Nairobi

<