
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wuxuuv magacaabey Gudoomiyaha/Duwa Magaalada Muqdisho.
Madaxweynu wuxuu Cumar Maxamuud Maxamed u magacaabey inuu buuxiyo Booskii Marxuum Yariisow.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaasna ah Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) wuxuu shaqada bilaabaya maanta oo Madaxweynu Magacaabay.
Alla ha u naxariistii Duqii hore ee Muqdisho Cabdiraxmaan Yariisow waxaa lagu dilay gudaha Xafiiskiisa bishii hore ee ogoosto.
Finish wuxuu kamid ahaan jiray Xildhibaanadii xukuumadii Xasan Sheikh.
Puntlandi.com
Muqdisho