Gudoomiyaha Degmada Garissa oo u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland

Gudoomiyaha Degmada Gariza Ali Korone ayaa Hambalyo wuxuu u diray Madaxweyne Axmed Madoobe guusha uu ka gaaray Doorashada Jubbaland.

Korane wuxuu yiri “ Anigoo ku hadlaya Magaca Shacabka Gaarida Waxaan hawada kusoo marinayaa Hambalyo”

Qoraal kooban oo uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ugu hambalyeeyey Axmed Madoobe, hoos ka eeg

<