Diyaaradii Sidey Ciidan Itoobiya ee Kismaayo loo diidey oo Muqdisho ka degtay

Ciidamada Kenya iyo Kuwa Jubbaland oo iskaashanaya ayaa dib u celiyey Doyaarad ardey 76 askari oo Itoobiyaan ah kuwasoo Dowlada Federaalku codsatay in Kismaayo la geeyo.

Wararka aan helsyno waxay sheegayaan in Diyaaradu ay hada ka degtay Muqdisho.

Dowlada Kenya ayaa aad uga carootay Ciidamada Ay Villa Soomaaliya kusoo daabulaysovKismasyo.

Sargaal Kenyan ah oo la hadlay Saxaafada Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamadaan Itoobiyaanku aysan ka mid ahayn Cutubyada Amisom, mana jirin qorshe Ciidamo Amisom ah Kismaayo lagu keenayo wakhtigaan.

Dowladaha Jubbaland iyo Kenya midna kama hadlin falkaan.

Puntlandi.com
Kismaayo

<