Live Kismaayo—Sawiro- Waxaa goor dhow bilaabanaya Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Jubbaland

Waxaa Hoolka ku sugan Dhamaan Xildhibaanada cusub ee Jubbaland, waxaana goor dhow bilaabanaya Doorashada hogaanka Baarlamaanka, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.

Waxaa aad loo adkeeyey Amaanka, Ciidamada Kenya ee Amisom iyo Ciidamada Amaanka Jubbaland ayaa sugaya Amaanka.

Xildhibaano ka socda labada Aqal ee Federaalka ayaa goob Joog ka ah Doorashada.

<