Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jubbaland oo markale la doortay

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa Markale loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Jubbaland , doorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo.

Codad gaaraya 55 cod ayuu helay Gudoomiyaha cusub waxayna tan ka dhigan tahay in Doorashada Jubbaland ay wadadii looguvtala galay ay ku taagan tahay,

<