Qatar oo heshiis kulagashay Kenya Ceelashii Shidaalka ee Bada Soomaaliya


Shirkada  Shidaalka ee Dowlada Qatar ayas waxay heshiis la gashay Dowlada Kenya,, waxayna labada Dal ku shuraakoobeen shidaalka laga soo saarayo Sadex Ceel oo ku yaal Bada u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya.

Barta Twitter-ka ee Qatar Petroleum ayaa maanta lasoo dhigay warkaan, iyadoo ay Qatar Petroleum Shaacisay iney Saami ka iibsatay shirkadaha ku howlan  qodista Shidaalka Kenya, waxayna calaamadeeyeen in Goobaha ay Qatar heshiiska kula gashay Kenya ay yihiin Sadex Cerl oo ku yaala Xeebta Lamu oo Bariga Kenya dhaca.

sadexdaan Ceel ee Kenya ay Qatar kula shirkowday waa ceelasha  ku yaal Bada Soomaaliya ,

Qatar Petroleum

  • The three offshore block (L11A, L11B and L12) are situated in what is considered to be a frontier and largely unexplored area in the Lamu basin east of Kenya and have a total area of approximately 15,000 square kilometers, with water depths ranging from about 1000 meters to 3,000 meters.

Todobaadkaan ayay ahayd markii Wargeyska New York Times uu shaaciyey in Qatar ay maalgaliso Falalka Argagixisada ee ka dhaca Soomaaliya, Wargeysku wuxuu intaas raaciyey iney hadaan Cadeymo cad.

Hadana waxaa muuqda in Qatar  ay Kenya ku taageerayso boobka Hantida Soomaaliya.

Hoos ka eeg Qoraalka Qatar Petroleum oo ah maanta 24 /7,2019

<