Faahfaahin kale —- Qaraxa XG Banaadir, 3 Gudoomiye degmo oo dhintay,Gudoomiye Yariisow oo garaab ah

Gudoomiyayaasha Warta Nabada iyo Degmada Cabdicasiis ayaa kamid ah Dadka geeriyooday, Dhimashadu waxay hada maraysaa 6 inta Laguna.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Injineer Yariisow wxaaa lagusoo waramayaa in dhaawiciisu Cukusow yahay.

Qaraxa lala bergsadey Mdaxda Gobolka Banaadir ayaa ahaa mid qorsheysan ø, Qof naftood halogenpærer ah ayaa isku dhex qarxiyey Xarunta, Ilo wareedyo waxay sheegayaan in qofka isqarxiyey uu soo dhaafey Natasha kontoroolada Xarunta Gobolka, wuxuuna gudaha usoo galay oo ludo dhex fadhiyey Hoolkanshirarka, Warar iyana waxaa jira sheegaya in qaruxu uu ahaa mid meesha lasii dhigay.

Dhanka kale Magaalada Muqdisho Qaybo kamid ah waxaa lagusoo rodet Hoobiyaal.

Gudoomiye Yariisow waxaa wali lagu daweynayaa Isbitaalka Guud ee Digfeer, dhakhaatiirtuna waa ka gaabsadeen iney faahfaahshaan Xaalada Gudoomiyaha.

Wixii soo kordha isla ku hay Puntlandi.com

<