DAAWO-Ciidanka Puntland oo Garoowe ku soo bandigay dhoolatuska xuska 1da Agoos.

Xilli ay maalmo kooban ka dhiman yihiin xuska sanad guuradii 21aad ee ka soo wareegatey aasaaskii Puntland ayaa waxaa ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Asluubta Puntland waxa ay Garoowe ku soo bandhigeen gaada kaciyaar ay ku muujinayaan u diyaar garawgooda xuska.

DAAWO

<