Breaking News— Gudoomiyihii Gobolka Banasdir Ing. Yariisow oo kamid ah Dadka dhawacmay

Qarax lala bergsadey Xarunta Gobolka Banaadir Ayaan ilaa hada Faahfaahin rasmi Sh laga heyn, Balse wararka la helayo oo aan wali sugneyn waxaa kamid ah in Dina Muqdisho oo isla markaasna ah Gudoomiysha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow uu Kamilla yahay Dadka dhawacmay.

Xildhaab weerarka lagusoo qaadey dhismsha Gobolka waxaa goobta ka socdey Shir.

Warar hordhac ah oo Puntlandi.com helayaan waxay sheegayaan in 3 Qof dhinteen

Fashfaahinta warka naga filo goor dhow

<