DAAWO-Jawaabta Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland ee dadka lagu xirxiray Bosaso.

Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta barlamaanka ee magaalada Garoowe ayaa ka hadlay shaqsiyaad lagu xiray magaalada Boosaaso.

Xildhibaanad ayaa sheegay in xubnahaan lagu xiray Boosaaso aan loo marin sharciga laguna soo eedeyey inay qodobo aan waafaqsanayn dastuurka dowladda Puntland sida ay hadalka u dhigeen.

Dhanka kalena, xildhibaanada ayaa waxaa wax laga waydiiyey haddii ay dowladda federalka ah ee Soomaaliya xaq u leedahay in mashaariicda Puntland ku leedahay dhanka Soomaaliya aysan xukuumadda marin ee shacabka la macaamiltanto.

DAAWO

<