Maswirka Maanta : – Abaal – laawe Farmaajo Riyaalka Qatar buu Xamar ku joogaa, Dalkana uu rabaa inuu ku gubo

Nin halkaas ka soo jeeda ka waran hadduu rabo Riyaal uu Qatar ka soo qaatay inuu u dhiibo dad wax ma garto ah iyo kuwo calooshooda u shaqeystayaal ah oo uu Ku yiraahdo gurigiina Puntland soo guba !!!!!

Somalidu waxay tiraahda mudul gubtay , mudul gubtay kama noxo.

<