DAAWO-Shacabka Garoowe oo si kulul uga hadlay faragelinta Villa Somalia ee Puntland & dadka la soo maalgelinayo.

Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

Shacabku waxa ay aad ugu dheeraadeen tallaabooyinkii ay xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre lacagaha ugu dhiibtey dadka shacabka ah iyadoo baal martay xukuumaddda iyo hayaddaha kala duwan ee Puntland, cidda qaldan iyo arrimo kale.

DAAWO

<