VIDEO-Madaxweynaha Puntland oo joojiyey in Garoowe ku fido Dooxooyinka Bixin iyo Wow & sababta.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa waxa uu joojiyey guud ahaan deegaamaynta iyo dhismayaasha dooxooyinka Bixin iyo Wow oo kuyaal inta u dhexaysa magaalada Garoowe iyo deegaanka Buura-wadal.

DAAWO

<