Maamulka Gobolka Mudug oo Hay’adaha aan Dowliga ahayn amar dul dhigay, akhri wareegtada

Maamulka Gobolka Mudug ayaa wareegto wargaæina wuxuu u doray Hay’adaha aan Fowliga ahayn ee ka howlgala Gobolka Mudug.

Axmed Muuse Nuur, Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa warqadaan uu soo saaray wuxuu ku amray Masuuliyiinta heer Degmo ilaa Gobol inaugurer wargaliyaan Hay’adaha ka hawlgalaya Dergaanada ay masuulka ka yihiin in ay Hay’aduhu uu uge horsten haystaan ruqsada shaqadooda, iyo iney diiwaan galiyaan dhaqdhaqaaqooda,sida siminarada, tababarada iyo shaqada ayqabanayaan.

Waxaa Hay’adaha lagu amray iney wargaliyaan Xarunta Gobolka.

Hoos ka akhriso Warqada

<