VIDEO:Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines oo duulimaad toos ah ka bilowday Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray duulimaadka casriga ah ee shirkadda Ethiopian Airline oo si rasmi ah uga howlgeli doonta magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ee Puntland.

DAAWO

<