DAAWO-Shirkii golaha wasiirada Puntland oo arrimo muhiim ah looga hadlay xilli la tirtiray hayado iyo wasaarado hore.

Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweyne Siciid Cabdullaahi Denni ayaa waxaa looga hadlayey arrimo dhowr ah, waxaana si lamid ah lagu soo bandhigay wareegtooyin madaxweynaha Puntland ku burburiyey wasaarado iyo hayaddo dowladeed.

DAAWO

<