(VIDEO) Madaxweyne Deni oo kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweyne Deni oo kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan kula qaatay Taliska ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Pntland.Sidoo kale Madaxweyne Deni wuxuu maanta kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan WFP, Afhayeenka Madaxtooyada Jaamac Yuusuf Jaamac ayaa warbaahinta u faahfaahiyey kulamadaasi.#TAYAYNIYOTIIGSI

SlÄet op af Puntland State House i Onsdag den 3. juli 2019

<