(VIDEO) Duufaanta Monsoon oo Hindiya ku dhufatay iyo iskusocodka oo go,an

Roobab xoogan oo ka dhashay duufaanta Monsoon ayaa dad badan ku dishay wadanka Hindiya, waxaana sidoo kale go, ay dhaq dhaqaaqii gaadiidka ee magaalada Mumbai.

Daawo.

<