Taliska qaybta Booliska gobolka Bari oo mudo 15 maalmood uqabtay in ay isku soo diiwaan galiyaan dadka ushaqeeya Shirkadaha iyo Hotellada

Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari G/S Xuseen Cali Maxamed  oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in mudo 15 maalmood gudahood ay isku soo diiwaan galiyaan shaqaalaha u shaqeeya goobaha Ganacsi sida : Hotelada, Shirkadaha, Isgaarsiinta, Geerashada, Darawalada gaadiidka Safarka ah, iyo shirkadaha Barafka.

Dhegayso.

<