VIDEO-Khudbaddii madaxweeynaha Puntland oo dhammaystirsan iyo farriintii uu u diray Muqdisho, Hargaysa iyo Beesha caalamka.

Puntlanndi (HQ)-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa habeenimadii xalay magaalada Garoowe kaga qaybgalay xuska sanad guuradii 59aad ee 1 July maalinta xorriyadda Soomaaliyeed.

Siciid Cabdullaahi Denni madaxweynaha dowladda Puntland ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray halgankii gobanima doonka, kaalintii reer Puntland, qorshayaasha ka socda magaalada Hargaysa, xaaladda guud ee dalka Soomaaliya iyo aragtida reer Puntland.

DAAWO

<