DHEGAYSO-Xasan Sheekh oo kashifay qodobada ay isku hayaan DFS iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Xassan Sheekh oo la hadlay VOA laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in weli uu jiro kala shaki ka dhex jiro dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada,hayeeshee loo baahan yahay in taasi ay meesha ka saaraan Madaxda Dowladda Federaalka,isla markaana ay xaliyaan tabashooyinka dowlad goboleedyada.

DHEGAYSO

<