DAAWO-Madaxweyne Denni oo Villa Somalia uga digey inay farageliso doorashada Jubbaland iyo Galmudug.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa hogaamiyayaasha Villa Somalia uga digey faragelin ay ku sameeyaan doorashada maamulada Jubbaland iyo Galmudug, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay inay iska ilaaliyaan in ceebtii ka raacday Koonfur Galbeed ay ka raacdo doorashada maamuladaasi.

DAAWO

<