DAAWO-Maxkamadda racfaanka oo xukun dil ah ku ridey raggii loo haystay dilkii Caasha Ilyaas.

Puntlanndi (Garoowe)-Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa waxa ay maanta go’aan kama dambays ah ka gaartey kiiskii maxkamadaynta ee marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo lagu diley magaalada Galkacyo.

Maxkamadda ayaa qaaday wadadii maxkamadda derejada 1aad ee gobolka Nugaal taasi oo horay dil toogasho ah ugu xukuntay saddexda nin, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah oo ay racfaan ka qaadan karaan muddo 30 cisho ah.

DAAWO

<