DAAWO-Maxkamadda rafcaanka oo shaacisay in berri lagu dhawaaqi doono xukunka kiiskii Caasha Ilyaas.

Puntlandi (HQ)-Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa saaka markale u fariisatay dhegaysiga kiiskii Caasha Ilyaas Aadan oo muddooyinkii ugu dambeeyey ay ku mashquulsanayd kadib markii 3 nin oo loo xukumay ay rafcaan qaateen.

Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal Sheekh Aadan Maxamed ayaa dhammaadkii dooda kadib waxa uu ku dhawaaqay go’aanka maxkamadda isagoona sheegay in maalinimada berri ah ay go’aan kama dambays ah ka qaadan doonaan.

DAAWO MAXKAMADDA

<